Ciidamo ayaa wadada Ceelasha Biyaha kasoo galaya Afgooye halka kuwa kalana ay dh
-
wiro: Qaab Noocee ah ayuu udhacay Howlgalkii lagu soo bad baadiyay Shaqaalihii Samafalka
Ciidamada dowlada KMG iyo kuwa Raaskambooni ayaa ka qeyb qaatay holwgal balaaran oo lagu soo bad baadiyay shaqaalo udhashay dalalka Canada, Norwey,Pakistan iyo Flipin.Howlgalka lagu soo bad baadiyay kooxdan Shaqaalaha ah ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanca Cali bule oo 70 KM ujirta Magaaladda Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.
Maxamed Warsame Maxamed waa Gudoomiye kuxigeenka Raaskambooni waxaana Wariye Axmed Badar uu ka waraystay sida howlgalkaas uu duhacay.
Sidoo kale Sargaal katirsan ciidamada xooga dalka ayaa inoo xaqiijiyay in qaabka uu udhacay howlgalka uu ahaa mid balaaran iyagana ay lahaayeen kaalinta ugu weyn ee lagu bad baadiyay shaqaalaha.
The blog I need help with is: (visible only to logged in users)
-
This is an English speaking forum. See > https://en.forums.wordpress.com/topic/forums-in-other-languages-not-english?replies=1
- The topic ‘Ciidamo ayaa wadada Ceelasha Biyaha kasoo galaya Afgooye halka kuwa kalana ay dh’ is closed to new replies.