daaflawe225
| Forum role | Member since | Last activity | Topics created | Replies created |
|---|---|---|---|---|
| Member | Nov 28, 2018 (7 years) |
3 years | 1 | 0 |
- Forum role
- Member
- Member since
Nov 28, 2018 (7 years)
- Last activity
- 3 years
- Topics created
- 1
- Replies created
- 0
Bio
Abdihouse.wordpress.com waa majalad aqoon kororsi oo loo aas-aasay wacyigelinta iyo dhiirragelinta bulshada Soomaaliyeed sii loo horumariyo caafimaadkooda iyo noloshooda, waxaana wax ku qora Qoraayaal Soomaaliyeed oo aqoon duruqsan u leh arrimaha caafimaadka, naf kobcinta, iyo barbaarinta caruurta.
Hadafka. Abdihouse.wordpress.com waa dhisida bulsho fayow oo caafimaad qabta. Bahda Abdi house waxay aamin yihiin in caafimaadku yahay aas-aaska nolosha.
Bahda Abdi hose waxaa ka go’an inay bulshadooda usoo gudbiyaan maqaallo cilmiyaysan oo si heer sare ah loo diyaariyay waxtarna u leh oo ka haqabtiraya aqoontooda caafimaadka iyo nolosha guud