tooxow
| Forum role | Member since | Last activity | Topics created | Replies created |
|---|---|---|---|---|
| Member | Oct 30, 2016 (9 years) |
- | 1 | 0 |
- Forum role
- Member
- Member since
Oct 30, 2016 (9 years)
- Last activity
- -
- Topics created
- 1
- Replies created
- 0
Bio
Sakariye Cismaan Nuur waxa uu ku dhashay magaalada muqdisho sannadku marka uu ahaa 1997-kii. Waxbarashidisii dugsiga hoose waxa uu ku qaatay dugsiga hoose ee AL-QAMAR, dugsigiisa dhaxena waxa uu ku qaatay dugsiga dhexe ee AL-AQSAA ee magaalada Muqdisho.
Taariikhdu markii ay ahayd 25/05/2015 waxa uu ka dhammaystay waxbarshadiisii dugsiga sare ee SUPER, ee magaalada Muqdisho.
Dabayaaqadii sannadkii 2015 waxa uu waxbarashiisa heer jaamacadeed ka bilaabay Jaamacadda Camuud isaga oo imminka ah sanadkii labaad ee jaamacadda, waxa uu dhigtaa culuumta dhaqaalaha iyo hogaaminta ( faculty of economics and political science ). Sidoo kale waxaa dhigtaa jaamacadda Eelo waxa uuna ka diyaariyaa culuumta kumbuyuutarka ( Information computer technology ICT). Sidoo kale waa qalin maal. waxa uu qoraa maqaalo iyo buugaag. buugaagta uu qoray waxaa ka mid ah GODOB AADMI LAGA GALAY.